Connect nala
Wixii su'aalo ah ee ku saabsan Jinsiyadda iyo geeddi-socodka Jinsiyadda, si toos ah noogu soo dir emayl wna@weareoneemerica.org.
Ka wac khadkayaga lacag la'aanta ah 206-567-3748
(Haddii aad soo wacdo, waxaa lagu weydiin doonaa inaad fariin ka tagto, si degdeg ah ayaana uga jawaabi doonaa).
Wixii su'aalo kale ah, fiiri liiskayaga bixiyeyaasha adeegga.